GHARRI SUPPORT GROUP (GSG) PAGE 

By GSG &  GHARRI WATCH GROUP (GWG) Member June 18, 2004

A VOICE  OF GHARRI 

TACSI

From: GSG/Garre oo dhan
Date: 25, OCT 2005

"INNA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN" Waxaa halkani tacsiyad u direynaa Qoysku ka dintey walaalkeen Al-marxuum Haji Adan Khalif oo ku geeriyoodey Nairobi, Kenya 24 Oct 2005.  Waxaan leennahay samir Allah siiyo. Waxaa sidoo kale tacsiyad aan gaarsiineynaa dhamaan tolka deggan EL WAK IYO Mennisota, USA . Insha-Allah, Allaah ha ka waraabiyo Jannatul firdows" - Amiin.... All GSG members iyo Garraha joga africa oo dhan....  

Hit Counter