Gharri Support Group Morn the death of Mansur Abdirahaman Thache 

  Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!

    Blue_petals_2.gif - (2K)ALAHA AH U NAXARIISTO Mansur Abdirahaman Thache  Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!  Dhamaan Gharri Support Group waxaan halkaan tacsi uga gudbinayaan dhamaan qoyska reer Abdirahaman Thache meel kasta oo ay joogaan, geeridii naxdinta lahaeyd ee ku timid Mansur A. Thache oo 21 March 2008 uu ku geeryoodey Magalada Seattle, WA, waxaan leeyahay dadkii uu kaButtercup.gif - (3K) geeryoodeyna samir iyo iimaan alla haka siiyo.  Amin, amin.    By Gur Gharri